Madaxweyne Shariif Xasan oo galabta tartanka Doorashada ka tanaasulaya iyo Sababta keentay

Warar lagu kalsoonaan karo oon ka helnay ilo ku dhaw dhaw Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa sheegaya in galabta uu Shariifka ka tanaasulayo Doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed. Shariif Xasan oo saacadihii lasoo dhaafay kulamo kala duwan kawaday magaalada Baydhabo ayaa la sheegay in uu go’aansaday in uu ka tanaasulo Doorashada … Continue reading Madaxweyne Shariif Xasan oo galabta tartanka Doorashada ka tanaasulaya iyo Sababta keentay